Kheyre oo wax laga weediiyay Caruur Norwey laga waday oo la sheegay in Somalia lagu dhibaateeyay

Saxaafada Norway ayaa in badan qoraysay in Soomaalida kunool dalkaasi Caruurtooda  dugusi Quraan ugu diraan Soomaaliya halkaasna Lagu jirdilo, iyagoona wareestay Caruur badan oo kasoo fakaday dugsiyadaas isla markaana Safaaradaha Norway kusoo celiyeen Norway . Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre oo waraysi Siiyay Tv Qaranka Norway NRK ayaa sheegay in dowlada Somalia ay Baaritaan dhab … Continue reading Kheyre oo wax laga weediiyay Caruur Norwey laga waday oo la sheegay in Somalia lagu dhibaateeyay